Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Baydhabo

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulan looga hadlayay adkeynta ammniga oo ay ka qeybgaleen Saraakiisha Hay’adaha Nabadgelyada gaar ahaana ciidanka booliska iyo Wasiir kuxigeenka wasaaradda amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed yuusuf ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

Kullanka ayaa diirada lagu saaray adkeeynta amniga iyo ka hortaga waxyaabaha maanka dooriyo iyo wacigilinta shacabka iyo laamaha amaanka si wada jir looga hortago dhibaatooyinka amni darro ee dhaca.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here