Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuqraadiyaynta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa ka daahfuray Degmada Gumbax Kal-fadhiga 3aad ee golaha Deegaanka Degmada Gumbax ee Gobolka Raas-Casayr
waxa ka qeyb galay furitaanka golaha Deegaanka Agaasime Cawil Buule oo Wakiil uga ahaa wasaaradda arimaha Gudaha,maamulka Gobolka Raas-Casayr, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf cabdulaahi


