Isbitaalka Siha Geate ee Baladweyne oo bilaabay diiwangelinta haweenka qaba isku furanka si qaliimo loogu sameeyo.

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka siha geat ee Baladweyne ayaa bilaabay diiwaan gelinta hooyooyinka u baahan ineey ka faa-ideystaan olole bilaash ah oo qaliimo lacag la aan ah loogu sameynayo hooyinka qaba isku furanka .

Ololahan ayaa soco dooona mudo bil ah iyadoo la bilaabi doono 20 ka bishaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here