Dhismaha isbitaalka magaalada Cadakibir oo la dhagax dhigay

0
106

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir dowlaha wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa maagalada Cadakibir ka dhagax dhigay dhismaha isbitaalka weyn ee magaaladaasi

Dhismaha isbitaalka ayaa waxaa iska kaashanaya wasaarada iyo bulshada deegaanka Cadakibir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here