Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Biyaha,Macdanta iyo Tamarta Maamul Gobeleedka Waqooyi Berri, Ali Dhakaawe, ayaa xariga kajaray Dayactirka Ceelka iyo Biyo gelinta Dagmada Kalabaydh.
Waxaa madasha ku sugnaa Masuuliyiinta Dawlada hoose ee dagmada Kalabaydh, iyo Maamulka Hay’adda ππππππ .
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


