Hormuud Salaam Foundation oo soo gabagabeysay wajigii seddaxaad mashruuca shaqa-abuurka dhallinyada.

0
119

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hormuud Salaam Foundation ayaa soo gabagabeysay wajigii seddaxaad ee mashruuca shaqa-abuurka dhallinyada ku nool magaalada muqdisho

In ka badan 27 dhalinyaro ah ayaa ka faaideystay shaqo abuurkan iyagoo helay moodoyinka yar yar ee loogu adeego shirkada rikaab.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here