Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ka furtay Shirweynaha Helitaanka Caddaaladda ee Dhibbanayaasha Tacaddiyada Jinsiga loo geeysto.
kulankan looga hadlayay Helitaanka Caddaaladda ee Dhibbanayaasha Tacaddiyada Jinsiga ayaa waxaa ka qeyb galay masuulyiin katirsan maamulka jubaland laamaha amniga masuuliyiin kasocda xildhibaano iyo ururada bulshada rayidka ee kismaayo.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.


