Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi, ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA),
Shirka ayaa looga hadlayaa xaaladaha la xiriira arrimaha bani’aadannimo ee dalka iyadoona ahmiyada koowaad lasiinayo meelaha ugu daran.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusf Aadan


