Sara ukac ku yimid qiimaha la iibiyo Raashiin ka suuqyada Baladweyne

0
207

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo rashiinka suuqayada magaalada baladweyne tasoo ay sababtay rashiinkii la keni jiray magaalada oo yaraaday.

Burka haafkisa ayaa la iibiyaa qimo dhan 13 dolar halka markii hore la iibin jiray 11 dolar
Sokorta ayaa la iibiyaa qimo dhan 18 dolar halka markii hore la iibin jiray 16 dollar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here