Kulan looga hadlayay amniga iyo horumarinta adeegyada bulshada oo lagu degmada Ceelaayo.

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Cusub ee degmada Ceelaayo ayaa kulan la qaatay wax garadka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Ceelaayo iyo deegaamada Hoosyimaada degmada oo ay xaalado biyo la,aan ah ka jiraan

kulankan ayaa looga hadlayay sidii xal loogu helilahaa dhibaatooyinka ka jira degmada iyo deegaanada hoosyimaado oo ay kamid yihiin dhibaatooyinka jiro waxbarasho la,aan caafimaadka oo gabaawsi ah iyo colaadaha ka jira deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here