Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta ganacsiga maamulka Soomaaliland ayaa inkabadan 50 xubnood oo kamid shaqaalaha Wasaaradda ugu qabatay Magaalada Hargaysa Tababar la xiriira sare u qaadista Xirafadaha iyo Aqoonta.
Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Agaasimeyaal, mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Ganacsiga iyo Shaqaalaha loo qabtay Tababarka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


