Tababarkan lagu baranayay kutubada Shareecada oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkan lagu baranayay kutubada Shareecada islaamka iyo Siirada Nabiga oo ay ka faa’iideysteen Arday da’ yar ah ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

tababarkan oo mudo sadax todobaad ah ka socday masaajidka ra,uff ee xaafada gubta ee magaalada muqdisho waxaana ka qeyb galay munaasabada xiritaanka tababarka qaar kamida culimada muqdisho waalidiin iyo marti sharaf kale ee lagu casuumay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here