Saldhig Boolis oo ay yeelan doonto magaalada Laan-mullaaxo oo la dhagax dhigay

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Laan-mullaaxo oo ka tirsan Gobalka Daad-Madheed ee maamulka Soomaaliland ayaa laga dhagax dhigay dhismaha Saldhiga cusub kaasi oo si isku tashi ah aay ku dhisanayaan bulshada Degamada.

Madasha Dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha gobolka Daad-Madheed Cabdiraxiin Muxumed Axmed , Xildhibaano,Waxgarad, Saraakiil, Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Daad-Madheedh iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here