Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay waaxda Jabuuti ee degmadaas taasi oo dhowaan la hirgaliyay
Wadadan oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka ayaa waxaa si isku tashi bulasho ah u dhisay bulashada degmada oo garab ka helay maamulka gobolka Banaadir
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


