Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashaneysa hay’adda ADRA iyo WASH ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen daneeyayaasha arrimaha biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda
waxa ka qeyb galay furitaanka shirkaan mas’uuliyiin katirsan wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee KGS madax ka socotay labada hay’add ADRA iyo WASH iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee KGS
waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullahi.


