Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Muqdisho

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole nadafadeed oo kor loogu qadayay nadaafada iyo bilicda ayaa laga sameyay magaalada muqdisho tasoo laga fuliyay isgooyska sanco iyo afarta darjiin

Waxaa qeyb ka ahaa ololahaan Aqoonyahano,Dhaqaatiir,Haween iyo dad kale oo dhawaan kamid noqday Shaqaalaha Waaxda Nadaafada G/Banaadir.

waxa soojeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here