40 arday oo baratay Qur’aanka kariimka iyo qiraa aadka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay arday dhameeysatay Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Akhris qoraalka islamarkaana ka aflaxday Machadka Al khadhaab.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Machadka, Bahda Waxbarashada, Culimo udiin, Aqoonyahanno, Waalidiin iyo martisharaf kale.

waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here