Olole Nadaafaded oo laga sameyay Baladweyne

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Dhallinyarada Is Xilqaan oo ka gacan ka helaya Waaxda Fayadhowrka Dowlada Hoose ee Degamada Baladweyne ayaa Olole Nadaafadeed kasameeyey qabuuraha weyn ee xaafada Buundaweyn kuyaala

Ololahaana Nadaafadeed ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin katirsan Ururka Is Xilqaan, Haween iyo Dhallinyaro.

WAXA SOO JEEDINAYA Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here