Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah-furayey Isbitaalka ragga u gaarka ah ee lagu magacaabo Xaliye kasoo lagu daaweyn doono cudurada ku dhaco raga
Munsabada lagu daah furayay isbitaalka xaliye ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka isbitaalka bahda dhaqtiirta gobolka Banaadir bulashada magaalada muqdisho iyo marti sharaf kala Duwan
waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen


