Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Kuure Foundation Ayaa Ceel’biyood Kahirgaliyay Degaanka Maluugta Ee Degmada Daarasalaam ee Soomaliland.
Ceelkan ayaa waxaa loo waqfay Xaaji Xasan Caraale oo geeriyooday.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


