Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabada ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay 10 jus ee quraanka kariimka kana aflaxay Mu’asasada Alminhaaj ayaa lagu qabtay magaalada carmo
Munsabadan ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka Mu’asasada walidiin macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


