Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaaada Qardho ee xarunta Gobalka kar-kaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinaayay laguna dhiirigalinaayay arday dhamaysay Qu’raanka kariimka iyo kuwo bartay Qoraalka iyo akhriska isla markaana ka aflaxay Dugsiga Xaaji Yuusuf ismaaciil
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka dugsigga ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulllahi.


