Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Awdiinle ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bahda Horumarinta Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ku wareejiyay dhul loogu talagalay in laga dhiso garoon kubada cagta.
Munaasabada dhulkaan lagu wareejinayey Waxaa goob jooga ahaa Gudoomiyaha Degamada Awdiinle,Odayaal, Dhallinyaro iyo bahda Ciyaaraha.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


