Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa laga furmay Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeya bulshada iyo maamulka magaaladaasi kaasi oo looga hadli doono sidii bulshada go-aanno ugu yeelan lahaayeen qorshayaasha hormarineed ee magaalada.
Waxaa ka qeybgalay kulanka odayaal,waxgarad,haween iyo maamulka degmada Balcad.
waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


