Arday dhamaysay Qu’raanka kariimka ah iyo Kutubta aasaasiga ah oo xaflad loogu qabtay Qardho.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )Magaaada Qardho ee xarunta Gobalka kar-kaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinaayay arday dhamaysay Qu’raanka kariimka iyo kutubo diini ah
Kana aflaxay Mu’asasada Alminhaaj

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka dugsigga ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here