Baladweyne ( Radio Beerlula )Gudoomiye Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee gobolka Sanaag Cali Aadan Ibraahim ayaa tababar u soo xiray Haweenka Cuntada ukariya dugsiyada leh adeega quudinta ardayda iyo xubno katirsan gudiyada waxbarashada ee kamid ah Barnaamijka quudinta
waxa ka qeyb galay munaasabada lagu soo xirayey tababarka mas’uuliyiin katirsan wasaarada Waxbarashada ee gobolka Sanaag maamulada dugsiyada iyo shaqaalaha ka shaqeeya quudinta.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


