Xarunta caafimaadka Xanaano oo laga hirgiliyay Garoowe oo xariga lagajaray

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )Gudoomiya Kuxigeenka dagmada Garoowe ayaa xariga kajaray xarunta xanaano oo dib udhis lagu sameeyay.

Munaasabada xarigjarka waxaa ka qeeybgalay maamulka degmada Garoowe madax kasocotay wasaarada caafimaadka iyo madax kasocotay barnamijka Damal Caafimaad.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here