Mid kamid haweenka Baladweyne oo haween kale barta xirfado ay ku shaqeystan.

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Fardowso Moowliid Faarax oo kamid ah haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa u istaagtay ineey haween kale barto xirfado aay ku shaqeeystaan gaar ahaan dhar karinta ama midabeeynta baatiyada dumarka aay xertaan.

Haweenkaan ayaa xirfadaan loogu baraa si bilaash ah iskuulka Alpha ee Baladweyne si aay ugu maareeyaan noloshooda .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here