Tababar kusaabsan kor uqaadista xirfada gabdhaha saxafiyiinta oo lagu qabtay Baladweyne.

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan kor uqaadista tayada iyo aqoonta gabdhaha saxafiyiinta ah ee ku nool Baladweyne.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta gabdhaha Soomaaliyeed.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here