Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir ayaa dhagax dhigay dhismaha Saddex wado oo interlock islamarkaana muhiim u ah bulshada Degamadaasi.
Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Degmada Waaberi, Odayaal, Haween , Dhallinyaro iyo mas’uuliyiin ķa socday Maamulka Gobalka Banaadir.
waxa soo jeedinayaBilaal Daahir Waaneey


