Mashruuc loogu talagalay in dib u dayactir loogu sameeyo Lix iskuul oo laga furay Kismaayo

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Mashruuc loogu talagalay in dib u dayactir loogu Sameeyo Lix iskuul oo hoosyimaada Wasaaradda.

Munaasabada lagu daahfurayey Mashruucaan ayaa waxaa goob jooh ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland, Bahda waxbarashada,Macallimiin, Waalidiin iyo mas’uuliyiin kale.

waxa soo jeedinayaBilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here