Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sanadkasta marka la gaaro 12-ka Agoosto maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada. iyadoo lagu baraarujiyo kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada iyo baahida loo qabo in loo abuuro fursado horumarineed.
Maalinta Dhallinyarada Adduunka waxaa markii ugu horreysay la xusay sanadkii 2000, kadib markii Qaramada Midoobay ay aqoonsatay muhiimadda ay dhallinyaradu u leeyihiin nabadda, horumarka, iyo isbeddelka bulsho.
waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


