Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gab gabeyay
Tababar ku saabsan hogaaminta sare iyo maamulka xarumaha warbahinta ee gabdhaha kasoo socoday mudo labo maalin ah
Tababarka oo ay ka qeyb galeen 20 gabdho ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta gabdhaha Soomaaliyeed.
waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen


