Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Shirkada Marwo ee Magalaada Baladweyne ayaa shaqo abuur u sameeyay Inkabadan 6 dhallinyaro kuwaasi oo qaban doonaya Shaqooyiinka Iibinta , Darawalnimada iyo Xisaabaadka.
Shirkada Marwo ayaa kamid ah Xaruumaha ganacsi oo laga hirgaliyey Baladweyne Taasi oo iibisa Agabka Nadaafada iyo Fayadhowr-ka sida Shaambada, Saabuunta, Oomada iyo Waliba Jibsiga.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


