Mashruuc looga hortagayo gudniinka gabdhaha oo laga daah furay magaalada Garoowe

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka haweenka maamulka Puntland Maryan Axmed Cali ayaa magaalada Garoowe ka daahfurtay mashruuc looga hortagayo gudniinka gabdhaha waxyeeleeya waxa uuna socon doona mudo shan sano ah

daahfurka mashruuca waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada maamulka puntland, dhakhaatiir iyo wasaaradaha bahwadaagta la ah wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here