Kulanka latashiga daneeyayaasha iyo horumarinta dowladaha hoose oo lagu qabtay Hargeysa

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dowladaha Hoose Iyo Magaaloyinka Soomaliland Ahmed Abdi Cabdullahi ayaa magalada Hargaysa Waxa uu kadaahfuray kulanka Latashiga Daneyyayasha iyo horumarinta Dowladaha Hoose.

Waxaa kulanka soo qaban qaabiyay Bank Aduunka Iyo Wasaarada arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here