Tababar ku saabsan kaaliyeyaasha sharciga ee bulshada oo laga daah furay Boosaaso

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland ayaa Bosaaso ka daahfurtay tababar ku saabsan kaaliyaasha sharciga ee bulshada kasoo socon doono mudo sadax malin ah

Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay ardayda barto kuliyada shareecda masuuliyinta garsoorka kaaliyasha maxkamadaha iyo marta sharaf kale.

Warbixintaan waxaaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here