Shirweynaha Dallada haweenka Culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu gabagabeeynay Shirweynaha Dalladda Haweynka Culimada ah ee Soomaaliyeed kaasi oo markii igu horeeysay lagu qabtay Caasimada Dalkeena Soomaaliya.

Xiritaanka Shirweynahaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada Soomaaliya , Culimo udiin,Macallimiin,Haween iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday Gobalka Banaadir iyo maamul Goboleedyada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here