Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Balcad iyo hay’adda Berghof ayaa daahfuray tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka iyo saameynta isbeddelka cimilada.
Tababarkan ayaa waxaa loo qabtay odoyaal culimo iyo ururada bulshada Rayidka degmada Balcad.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


