Shir lagu xoojinayo maamulka maaliyada oo lagu qabtay Warsheekh

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada warshiiq ayaa waxa laga furay shir iyo Tababa BAR isku dhafan Oo Lagu Xoojinaayo mamulka Maliyadeed Iyo wada Shaqeynta hayadaha Dowlada

Shirkan Iyo Tababarkan Isku dhafan Waxa Soo Qaban Qaabiye wasaarada arimaha Gudaha iyo wasarada Maliyada Hirshabeele iyadoo ay Kaqeyb Galeen mamulka Dagmada War shiiq wasiiro Odayal Waxgarad Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibrahin Dhicisoow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here