Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cafiifo Cabdicasiis Cali oo ka mid ah gabdhaha ku nool magaalada baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo tasoo ah in si online ah iyo dukaan ay ku iibiso shoobin sacado ubaxyo iyo agabyo kale oo badan
Shaqadan ayeey ku dhiirtay kidib markii ay shaqo ku weysay wax yabahii ay jamacada ku bartay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


