Xarun loogu talagalay ineey ku shaqeyso wasaaradda Tamarta Somaliland oo laga dhagax dhigay magaalada Ceerigaabo

0
65

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Tamarta Iyo Macdanta Somaliland Eng Ahmed Jaamac Barre Ayaa magaalada Ceerigaabo Waxaa Uu Kadhagax Dhigay xafiis cusub oo wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Somaliland Kushaqeyn Doonto.

Waxaa ka qeybgalay dhagax dhigaan wasiiro, agaasimayaal ,Gudoomiyaha gobolka Sanaag iyo masuuliyiin ka mid ah maamulka magaalada Ceerigaabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here