Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Wadajir iyo Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Cabdimajiid Daahir Aadan ayaa si wadajir xarigga ugu jaray dhismaha 12 waddo oo Interlock ah islamarkana laga dhisay degmadaasi.
Munaasabada lagu daahfurayey Wadooyiinkaan ayaa waxaa goob joog ah , Mas’uuliyiin ka socotay Gobalka Banaadir, Gudoomiyaha Degmada Wadajir, Xogyaha Haweenka Gobalka Banaadir, Odayaal iyo Dhallinyaro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


