Barnaamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dooda todobaadka ee Radio Beerlula Todobaadkaan waxaa diirada ku saareeynaa Saameeynta aan wanaagsaneed oo waxbarashada ku yeesheen Applicationada Deep seek iyo CHAT GPT waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here