Howlwadeeno ka tirsan wasaaradada Cadaalada Puntland oo tababar loogu soo xiray Boosaaso.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaarad Cadaaladda maamulka Puntland ayaa magaalada Bosaaso ku soo xirtay tababar ku saabsan Habka ay u Heli lahayen Cadaladda bulshada

xiritaanka tababarka waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan wasaarada Cadaaladda maamulka Puntland Xeer ilaaliyaha gobalka Bari,masuuliyiin ka socotay jaamacada badacas bosaaso iyo masuuliyiin kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here