Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Xawo Taako ee Magaalada Baladweyne ayaa laga hirgaliyey xarunta Jaaburi islamarkaana loogu talagalay in lagu iibiyo agabka Ciyaaraha.
Xaruntaan ayaa lagu iibiyo Funaanadaha Ciyaaraha, Kabaha , Baasjeeriga, Kabaha Al-miitada iyo sigsamanka kuwaasi oo baahi badan u qabeeb Dhallinyarada Ciyaaraha Degamada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daaahir Waaneey


