Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay kuliyadaha cafimaadka computerka umuliso nimada iyo madada social worka kuwasoo ka aflaxay jaamacada Central.
Munsabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay duqa magaalada baladweyne nadar tabaax malin maamulka jaamacada bahda dhaqtiirta macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


