Madarasad loogu talagalay in lagu barto Culuumta Diiniga oo laga daahfuray Degmada Sheakh

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degamada Sheaķh ayaa qabtay munaasabad lagu daahfurayey Madarasad loogu talagalay in caruurta lagu baro Culuumta Diiniga ah.

Daahfurka Madarasada ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha ku xigeenka Degamada Sheakh, Culimo udiin, Odayaal,Waalidiin iyo Macallimiin.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here