Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Haweenka Jubaland ayaa lagu qabtay degmada Kismaayo
Waxaa loo qabtay saxafiyiinta ka hoowlagala magaalada Kismaayo iyadoo labara doono sida ugu haboon ee loo tabiyo wararka ku aadan wacgilinta gudniinka Fircooniga.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


