Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada maamul Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayaan maamulka Jaamacada Plasma ayaa si wadaiir xarigga ugu jaray xarunta Jaamacadda faraceeda magaalada Gaalkacyo.
Munaasabada xariga looga jarayay Xaruntaan ayaa waxaa kaso qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Jaamacadda, Waxgaradka iyo Aqoonyahanno.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


